Waayaha Cusub
Appearance
| Waayaha Cusub | |
|---|---|
| Ku dhashay | Nayroobi, Kenya |
| Qoomiyada | Soomaali |
| Dhalasho | |
| Shaqada | Fannaan, Heesa, madadaalo, raab, muusigyahan |
| Sanadaha Shaqada | 2004tii ilaa hada |
| Shaqooyinka ugu muhiimsan | Fanka Soomaalida, Heeso Raap, shoowyo, dhaqdhaqaaq siyaasad |
| Diinta | Suufi Islaam |
| Notes Waayaha Cusub waa koox fannaaniin ayagu isabaabuley kuwaasi oo ka mid ah fannaaniinta Soomaalida ee saldhig u ahaan jirtey Nayroobi. | |
Waayaha Cusub (Af Ingiriis : The New Era) waa koox fannaaniin iyo heesaa ah oo iskood isku abaabuley horraantii sannadkii 2004ta. Kooxdan waxaa saldhig u ahaan jirtey xaafadda Islii ee magaalada Nayroobi ee waddanka Kenya.
Sidoo Kale Fiiri
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Caddaymo
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- SomaliLyrics.net accessed October 8 2007 Archived Maarso 10, 2012 // Wayback Machine
- Heesaaga Somaliland, accessed October 8, 2007 Archived Febraayo 8, 2012 // Wayback Machine
- Somali Classic Songs accessed October 8 2007 Archived Luuliyo 28, 2009 // Wayback Machine
- Somaliland Democracy Watch Organization accessed October 8 2007 (translation necessary) Archived Febraayo 19, 2020 // Wayback Machine
Xidhiidhyo Banaanka Ah
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Biography at fansite (link broken archived version)
- Mohamed Mooge Songs