Wacbuudhan Abgaal

Ka Wikipedia

Beesha Wacbuudhan Abgaal (Af Soomaali : Wacbuudhan, Af Ingiriis : Wacbudhan) waa beel ka mid ah 9ka Abgaal Cismaan waana midka ugu tiro badan oo ugu dhul wayn.

Wacbudhan
Meelaha ay ku badan yihiin
 Soomaaliya
Luqada

Somali, Arabic,

Diinta

Islam

Dadka ay dhalyo wadagaan

Harti, Waceysle, Mudulood, iyo beelaha kale ee beesha Hawiye.

Meelahay dagto[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Beesha waxayna degtaa Xamar oo Wacbudhan asal u leh iyo Shabellaha Dheexe oo ay ka dagaan 8/10 degmo waana qabiilka ugu tiro badan oo Shabellaha Dhexe dago.

Waxey kaloo dagaan Shabellaha Hoose sida magaloyinka Marka, Baraawe, Afgooye iyo magalooyin badan. Ethiopia waxey ka dagaan Deganada Somalida ee Ethiopia oo loo yaqaano DDS oo degmoyinka kala ah Iimeey iyo Liben Zone. Kenya waxey ka dagaan Deganada Somalida ee Kenya oo kala ah Gobolka Wajir. Gobolka Wajir waxaa dago Reer Mataan laf ka mid ah oo la dhaho Maxamud, Samatar iyo Macow Mataan oo maanta la qaaran ah beesha Dagodia oo gobolka Wajir u badan. Waxey kala degaan Jubbada Dhexe iyo Jubbada Hoose qeybo ka mid ah.

Sidey u kala baxdo[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Beesha waxay u kala baxdaa 4 jufo oo waa weyn waxayna kala yihiin:

1-Danweyne Wacbudhan 2- Doole Wacbudhan 3- Kabaale Wacbudhan 4- hartacaso wacbudhan

  • Abgaal
    • Wacbudhan
      • Danweyne
        • Yonis Danweyne
          • Maxamed Yonis
          • Muuse maalin
          • Muuse maalin    *  Cumar maalin       *Cubeyd maalin      * Kurtumoow
          • Aadan Yonis
          • Gafoow yonis
          • Xuseen Yonis
            • Sahal Koraye
          • Galmaax Yonis
            • Cumar Galmaax
              • Celi Cumar
                • Cosoble Celi
                • Xasan-Gaab Celi
                • Shige Celi
                • Cali Celi
                • Ibraahim Celi
                • Geesaweyn Celi
              • Reer Mataan
                • Bariise Mataan
                • Diinle Mataan
                • Duliye Mataan
                • Wehliye Mataan
            • Yusuf Galmaax
              • Wehliye Muuse
              • Maxamed Muuse
                • Tuuryar
                • Dhiblaawe Tuuryar
                • Suubiye Tuuryar
                • Fiise Tuuryar
                • Maxamed-Ceer Tuuryar
              • Soomane
                • Absuge Soomane
                • Arwaaq Soomane
                • Fiise Soomane
                • Maalinle Soomane
                • Faarax Soomane
                • Geedi Soomane
                • Xasan-Cariif Soomane
            • Cabdulle Galmaax
              • Cumar Fool
              • Faarax Shige
              • Cigaal Gacal
              • Kuusow
              • Cadow Dhere
              • Dudeey Macalin
      • Doole Wacbudhan
        • Dauud
          • Isaaq Dauud
            • Calooley
              • Qubeys
              • Dhigbil
                • Cumar Dhigbil
                  • Xalfooy Cumar
                  • Muuse Cumar
                    • Ciroole Muuse
                    • Cali Muuse
                      • Suufi Cali
                      • Dhagafiiq Cali
                      • Cismaan Cali
                    • Idiris Muuse
                  • Yoocaale Cumar
                • Cali Dhigbil
            • Cali Isaaq
            • Soomane Isaaq
            • Cabdulle Isaaq
          • Yusuf Dauud
            • Cabdulle Yusuf
              • Muuse Cabdulle
                • Aadan Muuse
                  • Sugwaay Aadan
                • Sangaab Muuse
                • Roobsuge Muuse
            • Cabdalle-Yar
            • Ibraahim Maxaa Dheere
      • Kabaale Wacbudhan
        • Saleeban Muse
          • Roobsuge Saleeban
          • Qoorsal Saleeban
            • Aadan Maxamed
            • Goley
              • Afrax-Maxad-Yar
              • Aruuris
        • Xeyle Muse
          • Idiris Yabarow
            • Cabdalle Idiris
            • Dhegayare Idiris
              • Jimcaale
          • Calaacul
            • Maanweyn Calaacul
            • Maxaa Cade
            • Ali Sabuul
            • Ilkagaduud.
            • hartacaso wacbudhan
            • Tolwayne hartacaso
            • Yabadhaal hartacaso

Dadka ugu caansan[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Wacbuudhan Abgaal waa beesha ugu badan tiro ahaan hadana qabata Gudoomiyaha Gobolka Banaadir.

Siyaasiinta[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • Nur Xasan Xusen (Nur Adde)
  • Genaral Jilacow
  • Wasiir Eng Axmadey Sh. Xassan
  • Siyaasi Xuseen Xassan(Xuseen Dheere)
  • Siyaasi Senator Muse Sudi Yalaxow
  • Siyaasi Gudoomiye Cumar Finish
  • Siyaasi Gudoomiye Axmed Meyre Makaran
  • Siyaasi Amb. Maxamed Cali America
  • Siyaasi Axmed Maxamed Neegar
  • Siyaasi Cabdiraxmaan Kooli
  • Siyaasi Gudoomiye Jeneral Muungaab
  • Siyaasi Gudoomiye Sh Yusuf Madaale
  • Siyaasi Xildhibaan Yuusuf Kabaale
  • Siyaasi Gudoomiye Axmed Daaci
  • Siyaasi Cabdullahi Sheikh Hassan
  • Siyaasi cabdiraxman Cumar Cisman Eng-Yarisow
  • Siyaasi Ambasador Jamal Xaaji Axmed
  • Siyaasi Sh Yusuf Haji Nor
  • Siyaasi Xildhibaan Xasan Saney Barre.
  • Siyaasi Xildhiban Carabow
  • Siyaasi Xildhibaan Ruqiyo Abshir Nuur
  • Siyaasi xildhibaan Mino Xasan Shibis
  • Siyaasi Shador Xaaji Shadoor
  • Siyaasi xildhibaan Xuseen Caraale
  • Siyaasi Xildhibaan Sh Maxamed Maxamud
  • Siyaasi Cabdicasiis cali ibraahim (Cabdicasiis Xildhibaan)

Faanka iyo Sugaanta[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • Abwaan Maxamed Gacal Xaayow
  • Abwaan Cabdulle Raage Taraawiil
  • Abwaan Faarax Gololeey
  • Abwaan Xuseen Sh Axmed Kadare
  • Abwaan Cabdiqadir Sanka
  • Fanaanad Binti Cumar Gacal
  • Fanaanad Xabiibo Xasan Tooxow
  • Fanaan Bashiir Xuseen
  • Fanaan Xaawo Kiin
  • Fanaan Ikraan Caraale
  • Fanaan Fowsiyo Fanka
  • Fanaan Axmed kaafi AK
  • Fanaan Marwaan Yare
  • Fanaan ISma Ip
  • Fanaan Khadar Keeyow

Sarakiisha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • General Cali Maxamed Cali (Cali Shariif)
  • General Sh muhudin ali gaafow
  • General Sh Nuun Maxamed
  • General Maxamed Nuur Cambuurre
  • General Axmed Jilacow Cadow(Godka Jilacow)
  • General Hassan Maxamed Hussein (Mungaab)
  • General Cismaan Xaadoole
  • General Mukhtaar Cabdulle Nuur
  • General Saneey Cabdulle
  • Jeneraal Cali Calasow
  • Jeneraal Axmed sheikh caddow nuur
  • Jeneraal Qururux
  • General Ibraahim Maxamed
  • Jeneraal Mohamuud Xaaji Cali
  • Gaashaanle sare Ali cabduqadir Cali (Cali yare)
  • Gaashaanle sare Qondhe Nuur
  • G/Dhexe Abukar Cali Maxamed Abukar Boonow
  • General Maxamed Maxamud Saney
  • General Shuceyb Nuur Cambuure
  • Gaashaanle Yaasin Geedi Suubiye
  • Gaashaanle Jilacow Maxamed Gacal
  • Gaashanle Eng. C/qaadir Maxamed Nuur Cambuure

Aqoonyahanada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • Prof. Abdirahmaan Abdullahi Baadiyow
  • Prof. Arabow Ibrahim Nur
  • Prof. Muhudin Hassan Yabarow (Prof Yabarow)
  • Dr ABDULLAHI Ali Qoryooley
  • Dr Ahmed ALI Abdullahi (LEGAALE)
  • Dr. Hassan Mohamed Sheikh (Bayaan)
  • Col. Mohamed Nur Baarqab (Maareyihii Som.Tex)
  • Dr Sh Eng Ahmed Omar Alasow
  • Sh Mohamed Kulmiye Axmed
  • Mr. Mohamed Diini Mohamed Nuur (Aqoon yahaan bartay Ganacsiga iyo Dhaqaalaha)
  • Xuseen Ibraahim Maxamud (Alxaaji)
  • Dr Mohamed Morroco
  • Dr Hassan Muhudin Hassan
  • ENG Abdirahman Yusuf Bocor
  • Dr. Yasin Ahmed Osman

Wariyeyaasha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • Daandurey
  • Farxiya Cali Qaajo
  • Biibto
  • Mohamed Muhiadin Ali
  • Hassan Mohamed Mohamud Fanax
  • Al Axmed
  • Xuurshe
  • Jeeri
  • Abdirahman Hudeyfi
  • Mohamed Daauud (Yuumbi)
  • Mohamed Abdulle Siidi
  • Abdiaziz Hassan Golf Yare
  • Shadoor
  • Nur Hassan Nur Buqaari.
  • Hussein abdulle mohamed
  • Abdullahi kulmiye cadow
  • Abdikamil yusuf mohamud
  1. Zakariye Axmed Muse
  • Mohamed Omar Mohamoud (Baakaay)
  • Abdullahi Moh'ed (Abdullahi Daacad)
  • Abdijibar Yusuf Bocor
  • Suleiman Haji Ahmed Rage

Dhaqatiirta[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • Dr. Abdullaahi Husein
  • Dr.JAlaaludiin
  • Dr.Noradin Legaale
  • Dr.Jimcaale
  • Dr.Adnaan Abudllahi Hussein
  • Dr. Hassan Mohamed Nur
  • Dr.Hassan Xaayow
  • Dr Mohamed Abukar sheik Nor (Dr Aayaha)
  • Dr Xeydar Cali Raage
  • Dr Abdullahi Maxamud Salax
  • Dr Abdiwali Yusuf Bocor
  • Dr Abdullahi Sheikh Hassan (Ciro$
  • Dr Abdullahi nor buubshe ( cadani)