Waliid bin Yaziid

Ka Wikipedia

Waliid bin Yaziid bin Cabdi Malik bin Marwaan wuxuu ahaay khaliifka kow iyo tobanaad ee Umawiyiinta, waxa uuna talada la wareegay adeerkiis Hishaam bin Cabdi Malik ka dib, ayaadoo la tix galinaayo dardaaran uu ka tagay aabihiis,