Jump to content

Khulafada umawiyiinta

Ka Wikipedia

khulafada umawiyiinta waxey ka koobnaayeen afar iyo toban khaliif, oo ka tlaiyeen Dawalada umawiyiinta, waxaa ugu horeeyay Mucawiya oo talda qabtay 41H, waxaana ugu dambeyay marwaan bin muxamad oo Cabaasiyiinta xilka ka tuureen 132H

MagacaMudada xilka
Khilaafda dawlada umawiyiinta ee Dimishiq [1]
mucaawiya bin abii sufyaan661698
yaziid bin mucaawiya680683
mucaawiya bin yaziid683685
marwaan bin xakam684685
cabdilmalik bin marwaan685705
Waliid bin cabdilmalik705715
Suleymaan bin cabdilmalik715718
Cumar bin cabdi caziiz717720
Yaziid bin cabdilmalik720724
Hishaam bin cabdilmalik724743
Waliid bin yaziid743744
Yaziid bin waliid744
Ibraahiim bin waliid744
Marwaan bin maxamad, wuxuu caasimada u raray xaraan744-750

Sidoo kale fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  1. تاريخ الدولة العليّة العثمانية، تأليف: الأستاذ محمد فريد بك المحامي، تحقيق: الدكتور إحسان حقي، دار النفائس، الطبعة العاشرة: 1427 هـ - 2006 م، صفحة: 30، بيروت - لبنان ISBN 9953-18-084-9