Waliid bin cabdilmalik

Ka Wikipedia

Abuu cabaas Waliid bin cabdilmalik bin Marwaan (afka carabiga; أبو العباس الوليد بن عبد الملك بن مروان الأموي القرشي) waa khaliifka umawiyiinta sanadihii 86\705 ilaa 96H\715, waxaa dhalay cabdilmalik bin Marwaan, waqtigiisa waxay dawlada gaartay heerkeedii ugu fiicnaa, waxaa muslimiinta furteen andalus, bukhaara, samraqanda, dhulka sindi iyo kaashgara, waxeyna dawlada noqotay tii ugu balaarneed taariikhda[1]. Waliid sidoo kale waxaa uu badiyay dhismooyinka, waxa uu dhisay masjidka umawiyiinta sidoo kale masjidka nabiga iyo masjidka aqsaa ayuu balaariyay, waxa uu xooga saaray daryeelka bulshada, caawinta masaakiinta iyo naafada.

Template:Good article

Waliid bin cabdilmalik
الوليد بن عبدالملك
Gold dinar of al-Walid 707-708 CE.jpg
Diinaar dahab ah ee waliid, laga soo saaray Dimishiq, 707/08 CE
Khaliifka lixaad ee Umawiyiinta
Xilka 9 Oktoobar 705 – 25 janawari or 11 Maarso 715
Ka horeeyay Cabdilmalik bin marwaan
Ku xigay Suleymaan bin cabdilmalik
Dhashay c. 674
Medina, xijaas, jasiirada carabta
Dhintey 23 Febraayo 715 (41jir)
Deer muraan, Dimishiq, shaam
Ku aasan Baab saqiir, Dimishiq
Xaaska
  • ʿciza binti ʿcabdicaziiz bin ʿcamar
  • Shah-i Afrid bint Peroz III
  • Umu baniin binti cabdicaziiz bin Marwaan
  • Umu ʿcabdallāh bint ʿcabdallāh ibn ʿcamar ibn ʿcusmaan
Issue
Magaca oo dhameestiran
Abuu cabaas waliid bin ʿcabdilmalik bin Marwaan
Hoyga Reer marwaan
Saldanad Dowladii Umawiyiinta
Aabo Cabdilmalik bin marwaan
Hooyo Walaada binti cabaasʾ al-ʿcabasiya
Diinta Islam

Taariikhdiisa[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Furashooyinkiisa[wax ka badal | wax ka badal xogta]

wax qabadkiisa[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Dhimashadiisa[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Qoyskiisa[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. Template:استشهاد ويب
  2. Crone & Hinds 1986, pp. 8–9.