Yaziid bin mucaawiya

Ka Wikipedia

Yaziid bin mucaawiya bin abii sufyaan (afka carabiga; يزيد بن أبي سفيان بن معاوية) waa khaliifka labaad ee dawladii umawiyiinta ee wuxuu xilka haayay 60H\680 ilaa 64H\683, intii uu xilka haayay ayaa waxaa dhacay xasuuqii karbalaa ee lagu laayay xuseen iyo qaraabada rasuulka, waxaa sidoo kale ciidankiisa baneesteen magaaldii rasuulka scw madiina Al-munwara boob xun ayeena ka geesteen, arimahaan waxey ugu reebeen magac xumi muslimiinta dhexdood.