Nucmaan bin Bashiir

Ka Wikipedia

Nucmaan bin Bashiir wuxuu ahaa saxaabi Ansaarta ka mid ahaa, waana canugii ugu horeeyay ee ansaarta u dhasha hijrada ka dib, wuxuu taageero u ahaa Umawiyiinta asigoona u qabtay xilalka gudoomiyaha Kuufa iyo midka Ximsa, Sanadkii 65H ayaa lagu dilay Ximsa.