Cubeydilaahi bin ziyaad

Ka Wikipedia

Cubeydilahi bin Ziyaad waa mid ka mid ah talyaasha Umawiyiinta, waxa uu qabtay xilka Khuraasaan, sidoo kale Ciraaq ayuu maamulkeed qabtay waqtigii Yaziid, Cubeydilahi ayaa aad caan ugu caan baxay Musliminta agtood Dilka Xuseen iyo Ahlubeydkiisa ee lagu laayay Dhcdadii karbala