Abuu Xaniifa

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Abuu Xaniifa waa AN-Nucmaan ama nucmaan bin Thaabit bin zawdhan bin marzubaan . waxuu dhashay sanadii 80 hijri (699 miladi) . waxuu kudhashay kuufa magaalo katirsan koonfurta ciraaq una jirta 170 kiilo mitir (110 mayl) baqdaad . aslan waxuu kasoojeedaa faarisi , waxuuna geeriyooday sanadii 150 hijri ( 767 miyladi) isla ciraaq gudeheeda.