Weyddiinta Su'aalo…

Ka Wikipedia

Weyddiinta Su'aalo…

  • Haddii ad dunideenna hal wax ka beddeli kartid maxaad beddeli lahayd?
  • Haddii ad Ilaahay hal su'aal weyddiin kartid maxaad weyddiin lahayd?
  • Ma u maleysaa inuu Ilaahay salaadaha oo dhan dhegeysto?
  • Ma u maleysaa inuu Ilaahay diimaha oo dhan aqbalo?
  • Ma u maleysaa inuu Ilaahay inoogu talaggalay dhibaatooyinka aan ku noolnahay maanta?
  • Ma u maleysaa inay kuwii inaga dhintay mar kale noolaan doonaan?
  • Ma suuraggal baa inuu binu'aadan Ilaaha Qadiirka ah xiriir dhow la yeelan karo?
  • Ma suuraggal baa in la farxi karo inkastoo aan dhibaatooyin la kulanno?
  • Weligaa ma ka fekertay sababtuu Ilaahay shar iyo rafaad u oggolaado?
  • Weligaa ma ka fekertay sababta aan u duqowno?
  • Halkee baad u maleysaa inaan ka heli karno jawaabo macquul ah oo waxtar leh?
  • Sidee Buu Adduunku Noqon Doonaa?
  • Sidee buu Ilaahay dunideenna u wanaajin doonaa?
  • Sidee Buu Reerku Farxad u Heli Karaa?
  • Sidee baad u noqon kartaa nin fiican ama naag fiican ama waalid wanaagsan?
  • Dunida yaa Gacanta ku Haya?
  • Sidee buu adduunku noqon doonaa marka laga saaro kan maammula?
  • Kuwii Dhintay Mar Kale May Soo Noolaan Doonaan?
  • Maxaynu u gaboobnaa oona u dhimannaa?
  • Goormay Dunida Dhammaan Doontaa?
  • Maxay dhibaatooyin badan dunida uga jiraan?
  • Halkee baad ka heli kartaa xigmadda ad ugu adkaysan kartid dhibaatooyinka nolosha?
  • Ilaahay adiga ma ku daneeyaa?
  • Sidee baad Ilaahay iyo doonistiisa wax uga sii baran kartaa?
  • Jawaabaha Nolosha ugu Muhimsan Halkee laga Helaa?
  • Dunida yaa gacanta ku haya?
  • Murugo iyo rafaad may dhammaan doonaan?
  • Kuwii dhintay mar kale may soo noolaan doonaan?

Malaayiin qof ayaa suʼaalahan u helay jawaabo fiican markay Kitaabka Quduuska ah barteen. Adiga xitaa jawaabo waad heli kartaa.