Wienerschnitzel

Ka Wikipedia
Wienerschnitzel
Wienerschnitzel logo.svg
Wienerschnitzel logo designed by Saul Bass in 1978
shirkad hoos timadda
La aasaasay Wilmington, California, U.S. (1961; 62 sano ka hor (1961))
Aasaasaha John Galardi
Xarunta Irvine, California
Tirada xarumaha
358
Meelaha loo adeegsaday
Maraykanka
Iska leh kooxda Galardi
Website wienerschnitzel.com

Wienerschnitzel waa maqaayad mareykan oo la aasaasay 1961di, waxay soo saartaa cuntooyinka loo yaqaano hot dogs. Maqaayada Wienerschnitzel waxay xarumaheeda ku badantahay gobolada California iyo Texas, sidoo kale waxay goobo ku leedahay gobolada kale ee maraykanka.