Wikipedia:Sharaxaada Maqaalada Xulka Ah/Hordhac

Ka Wikipedia
Sharaxaada Maqaalada Xulka Ah/Hordhac

Qaabkee usoo sharxeysaa maqaalkaada :

  1. Soo booqo Qeexxida iyo shuruudaha Sharaxaada maqaalka xulka ah.
  2. Hadii aanuu buuxin shuruudaha iyo koobista soo booqo Sharaxaada Maqaalada Cusub.
  3. Template kaan gali : {{Usharaxan Maqaal Xul Ah}} maqaalka aad dooneeyso inaad soo sharaxdo markaas kaydi.
  4. Nuqulkaan ka qaado maqaalka adigoo ku bedelanaya magaca maqaalka :
    {{UMXA|Magaca maqaalka sharaxan}}
  5. Raad raac tusaalaha Template ka.
  6. Gudagelayaasha taageersan waxay isticmaalayaan template kaan {{Sharaxaad MXA}} ama {{Taageersan}} (ama {{Sharaxaad MXA}} hadii aaneey ku arag meelo kamid ah shuruudaha maqaalada xulka ah).
  7. Gudegelayaasha ka soo horjeeda waxay ku soo bandhigayaan bogga wadahadalka iyagoo sheegaya sababta waxay sii raacinayaan gelinta template ka {{Ka Hor Jeeda}}.
  8. waxaa soconaya codada ka soo horjeeda iyo kuwa taageera, hadii ay dhacdo in la isku waafaqo wuxuu samaynayaa mid ka mid ah Maamulka in uu ku soo bandhigo bogga hore ee Insaykolobedhiya asigoo raacinaya gelinta linkiga asalaka ah.
  9. Masuuliyadda guud ee sharaxaada maqaalada xulka ah waxaa qabanaya:
Image Text


iyo
Image Text


.

waxaa la geligaa bogagga kuwaasoo ku soo baxa maalin kasta bogga hore Wikipedia:Maqaallo Xul Ah si ay ugu fududaato dadka soo booqdaq aqriste yaasha.


Xul
Bogga xiriirka la leh

Maqaallo usharaxan sida maqaal xul ah