Windows Vista

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Windows Vista

Windows Vista : Waa Barnaamij ay soo saartay Shirkada Sameysa Barnaamijyada Kumbuyuutarada ee Microsoft, barnaamijkaan oo loo isticmaalo Kombuyuutarada waxaa sameyskiisa la bilaabay 22 Luulyo 2005 waxaase la dhameystiray 8 November 2006. iyadoo Suuqyada Caalamka Lagu siidaayay 30 Janaayo 2007. Iyadoo haatan shirkada Microsoft ay soo saartay 22 Luulyo 2009, Barnaamij Cusub oo la yiraahdo Windows 7 kaas oo suuqyadana lagu sii daayay 22 Oktoobar 2009.