Xaafada Hoose

Ka Wikipedia

xaafada hoose waxa la yiraahda sidoo kale buulo hoose waxaana caan ay kutahay dhaliyaro xirfadeysan iyo waayo aragnimo buulo hose waxa ay kamid ahan jirtay meelaha ugu mashquulka badan xiligi bari samaadki sidoo kale buulada waxa ay ka qeyb qadatay olalihii kacaanka looga soo horjeeday ooo looga saaray wadanka iyadoo aheed meesha ugu badan oo qasaaraha kasoo gaaray buulada sidoo kale buulo hoose waxa ay kasoo qeyb qadatay xornimadii wadanka halgankii lo soo maraysidoo