Xariiqanta Cagaaran

Ka Wikipedia
Xariiqanta Cagaaran

Xariiqanta Cagaaran waa calaamad Xabad joojin ah oo Israaiil iyo wadamada Masar,Suuriya,Lubnaan iyo Urdun ee ku hishiiyeen sanadka marka oo ahaa 1949kii, waa markii oo dhamaaday dagaaladii yahuuda iyo carabta. Xariiqantaan cagaaran micnaheeda ma eheen in ee yahuuda iyo carabta ee kala qeebiso, waxee israaiil uugu tala gashay in ee qabsato dhulka ee markaas gacanta ku heesay isla markaas neh ee dhul badan ka sii qabsato carabta Dagaalkiilixdabari oo dhacay 1967ii, waxaana ka mid ahaa Daanta galbeed, Marinka Gaza, Buuraleyda Golan iyo Siinaa carada Masar.