Xasaan bin saabit
Appearance
Xasaan bin saabit (afka carabiga; حسان بن ثابت) wuxuu ahaa saxaabi ka tirsan ansaarta, waana gabyaagii rasuulka scw, in badan wuxuu gabayadiisa ku radin jiray gaalada asagoo difaacaya rasuulka scw.
| xasaan bin saabit حسان بن ثابت | |
| saxaabi | |
|---|---|
| xog ku saabsan | |
| Dhashay: | 563 |
| Ku dhashay: | Madiina |
| Diintiisa: | Islaam |
| xaaska | siiriin binti shamcuun |
| ilmahiisa | Cabdi raxmaan bin xasaan |
| Shaqo | abwaan |
| Dhintay: | khilaafadii cali, (35H-40H) |
| Ku dhintay: | madiina |