Xudun (degmo)

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Xudun
—  Magaalo  —
Xudun is located in Somalia
Xudun
Xudun
Meesha ka dhacdo Somaliland.
Dhacdaa: 9°6′45″N 47°27′38″E / 9.11250°N 47.46056°E / 9.11250; 47.46056
Wadan  Somaliland
Gobol Sool
Degmo Degmada Xudun
Saacad EAT (UTC+3)

Xudun (Af-Ingiriis: Hudun) waa magaalo ku taala waqooyiga Gobolka Sool ee ka tirsan maamulka Somaliland.[1]

Hordhac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Xudun waa degmo ku taalo gobolka Sool ee woqooyiga Soomaaliya. Waana Degmo leh Khayraad Dabiici ah Sida Xoolaha Nool Dhul Beereed Weyn Dooxooyin Ceelal BiyoodYO Uu Ugu Horeeyo Ceelka Magaalada Xudun Ee Loo Yaqaan Manqo Waxay Kaloo Leedahay.

Ceelka Shidaalka ee ugu Weyn Galiyga Soomaaliyeed Gaar ahaan Jambuuriyada Somalia. Waxay kaloo demadani ku caantahay Fardaha ama gamaanka oo aad loogu yaqaan dooxooyinka hoosyimaada degamda xuddun waxayna magaalo ahaan ugu weyntahay magaaloyinga gobolka sool.

Sidoo kale fiiri[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]