Jump to content

Sinjibaar

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Zanzibar)
Calanka Zinjibaar

Sinjibaar (Af-Carabi: زنجبار), ama Zanzibar waa magaca jasiiradaha ku yaal badweynta Hindiya oo 25-50 km u jirta xeebaha Bariga Afrika. Waxaa jira jasiirado yaryar oo badan iyo laba waaweyn: Unguja (jasiiradda ugu weyn, oo mararka qaarkood si aan rasmi ahayn loogu yeero 'Sinjibaar') iyo Jasiiradda Pemba.

zanzibaar waa jannadii ee aduunka sababtoo ah quruxdeeda, waana dhulka fiican wax beeridda, waxayna leedahay taariikh qadiimi ah.