Ka Wikipedia
Facebook waa bog wada xaajood ah, oo ka heli kartid saaxiibo cusub. 250.000 oo dad cusub ah, ayaa is daiwaangaliyo maalin kasto, soomaali gaareeso in ka badan Malaayin wey isticmaalaan. facebook waxaa laga leeyahay dalka Maraykanka, markii hore waxaa soo alifay, yar mareykan ah, oo la dhoho (Mark Zuckerberg), kadib neh Microsoft ayaa xoogaa ka gadatay, in kastoo (Mark Zuckerberg) oo diiday in oo wada gado bogga. facebook qiimo waxoo ku fadhiyaa oo gaareeso, lacag billion oo dolarka mareykanka ah. facebook waxaa la aas aasay 2004 dadka isticmaala waxaa lugu qiyaasaa 1 bilyann wadamada pakistan,iran fidnam siriya iyo chine ayaa joojiyay isticmaalka,
hadane wuxuu taageeray yuhuuda weerarka ay ka wadeen qaza