Hollywood

Ka Wikipedia


Astaanta shirkada Hollywood
Shirkada filimaanta Maraykanka Hollywood



Hollywood





Holiwuudh, Hollywood (ingiriis: Cinema of the United States; carabi: هوليوود; sidoo kale: السينما في الولايات المتحدة) waa shirkado badan oo alifa, sameeya, jila, iibiya filimaanta madadaalada, waxbarashada, cilmiga, taariikhda, khiyaali, iyo guud ahaan majaajilo iyo suugaan kuwaasi oo laga leeyahay wadanka Maraykanka. Shirkadaha filimaanta sameeya iyo Shaneemooyinka dalka Maraykanka ayaa loo yaqaanaa magaca Hollywood, kuwaas oo ka mid ah ganacsiyada ugu macaashka iyo lacagta badan dunida.

Hollywood waxaa xarun u ah magaalo xeebeedka Los Angeles, Kalifornia.

Taariikhda Hollywood[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Horaantii shirkadaha Hollywood

Taariikhda shirkadaha Hollywood waxaa loo kala saaraa afar qeeybood:

  • Wakhtigii filimaanta aamusna (the silent film era)
  • Wakhtiyadii dhexe (classical Hollywood cinema)
  • Wakhtiyada Cusub (New Hollywood) iyo
  • Wakhtiyada xoowliga sare (contemporary period).

Qoraalo La Kale[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]