Kow

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Kow[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Kow (ingiriis: One) waa tiro xisaabta ka mid ah oo u qoranta 1 taas oo ah godka labaad ee tiroda.

Tiroda kow waa lambarka laboaad ee guud ahaan tirada, waxaana ka horeeya eber oo kali ah

Sidoo kale waxay ka tirsan tahay godka tirada ee Hal-godleey.