Portal:Xisaab

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
   
Portal:Xisaab
Hiddaha iyo Dhaqanka Siiro Juqraafi Taariikh Xisaab Saynis Bulsho Farsamo Falsafad Diimaha Tusmo

Gnome-home.svg Bulshada: P social sciences.png Arimaha Bulshada   Vitruvian-Icon.png Hiddaha iyo Dhaqanka   Psi2.svg Cilminafsi   Bills and coins.svg Dhaqaalaha    Siyaasadda   Nuvola apps bookcase.png Waxbarashada iyo Barbaarinta   Nuvola filesystems www.png Juqraafi    Taariikh   Scale of justice gold.png Sharci   Nuvola apps edu languages.png Af-maal   Nicolas P. Rougier's rendering of the human brain.png ( Fikir )   P philosophy.png ( Falsafad )  

Eeg sduu hadda yahay

Hordhac

Nuvola apps edu mathematics.png

Xisaab Erey ahaan waxaa loo qeexi karaa siyaabo kala duwan waa cilmiga darsidda Tirada, Dhismoiyo, Aduunka, Isbedelada xisaabtu inta badan waa hab wax lagu tirsado. Xisaabta waxaa mararka qaarkood loo arki karaa inay tahay cilmi Saynis dabiiciga ah, gaar ahaan Fiisikis

Waxaan kujira halkaan 0 maqaalo ku saabsan xisaabta Wikipedia.

Maqaal Bileed la xushay

Toobin Waa joomateri ay masaaxad saleedkiisu goobo tahay, masaaxada isku xirta salalkuna tahay Toobin.
Qaacidadaan waa Toobinta usamaysan Salkeeda sida Goobada:
r : Gacanka Salka.
h : Joogga Toobinta.
A : Bedka Salka.
P : Wareega salka.
V : Mugga Toobinta.
g : Dheerer garaaf toobineed ee gooba quman ah.

Bedka

Bedka dusha sare ee toobin Goobeed quman = \frac{gP}{2} = \pi r P
Bedka salka toobinta =  \pi r^2 \,
Toobin goobeed quman hadii la gooyo ee barbarra la noqda waxaa ka dhalanaya : \frac{a}{A} = \frac{k^2}{h^2}
Halka (a) Waa bedka gabalka la jaray, iyo (k) Fogaanta halka laga jaray madaxa.

Mugga

Mugga V Jooga toobin h Gacanka Salka r iyo {{1\over 3}} Mugga dhulubo. Sidaas daraadeed:

V= {{\pi \cdot r^2 \cdot h \over 3}}
Kaydka... Aqri dheeraad...

Sawirro lasoo xulay

{{{comment}}}
Qabaal ingriis ellipse oo macnaheedu yahay wax kala dhiman, waa salax u eg qaabka Qardhaasta

Waxaa la adeegsan karaa abyane Xadidan si loo xaqiijiyo Bedka Qabaal a iyo b waana sidaan

Bedka=\pi ab\,
Kaykdka... Sii aqri dheeraad...

Aqoonyahan Xisaabeed

Portal:Xisaab/Taariikh kooban/1

Mashaariic ku saabsan Xisaabta

Mashaariic ku saabsan Xisaabta hadii aad fikir haysid ku saabsan sida lagu hor marin karo maqaalkaan waad soo gudbin kartaa.

  • Mashaariicda kusaabsan Xisaabta iyo hormarinteeda.

Warar

Muxamed bin Muuse al-Khwarizmī waa ninkii alifay xisaabta nooca loo yaqaan aljebra.

Muxamed bin Muuse al-Khwarizmī

Category



Maqaallo Cusub


Ma ogtahay...

Saami qumman ee tiro u tahay tiro kale (isku dhig, sida 2:3 labo ka sadax)

Hab xisaabeedka muuqaal casriga ah Dheere iyo belac

Tusaale ahaan: Biyaha lacabaa waxa ay udhigmaysaa dadka tiradooda habkaan ayaana uxisaabi karnaa Biyihii lacabay dhamaan = Biyaha qofku uu isticmaalo X Tirada dadka hab kale ayaana udhigi karnaa Dhamaan biyhii la isticmaalay = saami X Tirada dadka Saami = qiyaastii uu isticmaalay qofkiiba

Tusaale ahaan Habka fisigiska Bir latumaya oo af mudac ah loo samaynayo waxa ay udhigmaysaa kuleelkeeda Tumis = Saami X heerkulka birta Saamigu waxa uu noqonayaa = Intee la dheereeyey birtaan habka kuleelka Si aad ufahanto waxaa kugu filan birtii gaabneed oo af mudac ah loo sameeyey Tusaale ahaan L_0 ka hor inta aan la fidin waxa uu la midyahay kadib markii la dheereeyey


L \approx L_0 (1 + \alpha \cdot \Delta T)

alpha : Waxa ay ka dhigantahay wixi birta lagu dheereeyey

Liiska

Arrimo ku jira

Si guud Habka Aragti tiro Xisaab goos goos ah
Nuvola apps bookcase.png
Nuvola devices blockdevice.png
Nuvola apps kwin4.png
Nuvola apps atlantik.png
Furfuris Aljabra Topologia Dhaqan galinta
Nuvola apps kmplot.png
Nuvola apps kbrunch.png
Nuvola apps kpovmodeler.png
Nuvola apps kcalc.png


i, 3i+2, e^{i\pi/3},\ldotsTiro - Tiro tirsiimo - Tiro idil - Xigsin - Lid-xigsin - Abyan - Abyoone - Jajab - Tiro lakab - Dhexfur - Abyane huban - Tiro maangal ah - Tiro maangad ah - Tiro kakan - Wadar - Faraq - Taran - Qeyb - Urur - Hormo-urur - Dhextaal - Hormo-urur quman - Isutag - Duleedin - Aljebro - Doorsoome - Tibix - Hawraar - Tibxaale - Heer - Hawraar lakab - Isir - Isle’eg - Isle’eg toosan - Isle’eg wadajira - Sunsun - Dareerimo - Faansaar - Tikraar - Made - Tiirada - Weydaar - Qiime sugan - Xididshe - Saabley - Joomitiri - Bar - Xariiq - Xagal - Fool - Barbaro - Qoton - Sallax - Goobo - Gacan - Dhexroor - Qaanso Labojibaarane - Dhinac - Laydi - Dherer - Balac - Saddex-xagal - Sal - Gundho - Barbaroole - Koor - Qardhaas - Gunbur - Toobin - Dhululubo - Gabal Toobineed - Goobo - Saab - Gees - Jeedshe - Kulmis - QabaalKulmisyo - Dhidib weyne - Dhidib yare - Labosaab - Dhidib-wadaaje - Dhidib-xisti - Taxaneyaal - Taxane - Jiiftax - Joogtax - Suge - Leeb - Itimaal - Abnaqan - Raaboqaad - Racayn - Waqdhac - Xigidda Xad

Portal Bahwadaag

Crystal Clear app 3d.png
BlackHole.jpg
Nuvola apps kalzium.png
Computer.svg
Crypto key.svg
Algorithm Fiisikis Saynis Macluumaad iyo Kumbuyuutar Cryptography


Partal kale

Portal.svg
Hooyga muhiimka ah:
Qaaradaha:

Aasiya | Afrika | Yurub | Ameerika |

Portal Bahwadaag la ah:

Carabta | Hiddaha iyo Dhaqanka | Af-Soomaali | Siyaasadda |

Dowlada Carabta:

Soomaaliya

Bulsho ] Hooyga ]


(Nadiifinta Serverka waxa ku qarsoomay)