Mowliidka Nebiga

Ka Wikipedia
Haku khaldin Magaca Mawliid.
اسم الله
#FFFFFF

Maqaalkaan waa tix ka mid ah tixaha:
Islaamka

Mawliidtu Nebi, Dhalashada Nebiga (Af Ingiriis : birth of the prophet; Mawlid; Af Carabi : ar‎; “Dhalashaddii Nebiga”; sidoo kale loo yaqaano: ﻣﻴﻼﺩ, mīīlāād, "Miilaad") waa dhalashaddii nebiga iyo rasuulka diinta Islaamka ah ee Nebi Muxamed[1] taasi oo ku beegan bisha sadexaad ee kalandarka Islaamka Rabiical awal.[2] Nebi Muxamed Naxariis iyo Nabadgelyo Korkiisa Ha Ahaatoee wuxuu dhashay markey taariikhdu ahayd 570kii C.D (taasi oo u dhiganta 54 Hijrad ka hor).[3]

Dadka muslimiinta ahi meel kasta ooy joogaan bisha Rabiical awal waxay xusaan dhalashada nebiga si ay u xasuustaan shafeecada nabiga.[4]

Xigasho[wax ka badal | wax ka badal xogta]


  1. "Nebi Muxamed"
  2. "ingiriis: birth of the prophet, Mawlid; carabi: ﻣﻮﻟﺪ ﺍﻟﻨﺒﻲ, " mawlidu nabbiyu" “Dhalashaddii Nebiga”; sidoo kale loo yaqaano: ﻣﻴﻼﺩ, mīīlāād, "Miilaad""
  3. "Nebi Muxamed Naxariis iyo Nabadgelyo Korkiisa Ha Ahaato"
  4. "Dadka muslimiinta ahi meel kasta ooy joogaan bisha Rabiical awal waxay xusaan dhalashada nebiga"