Mucammar Qadaafi

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Muammar Qadaafi)
Mucamar Al Qadaafi

Mucamar Al-Gadaafi (Af Carabi : ar‎; Af Ingiriis : Muammar Muhammad Abu Minyar al-Gaddafi)[1] waxaa uu dhashay sanadka marka oo ahaa 1942. waxa uu dhintay 10-10-2011 waxaa uuna ku dhashay magaalada Sert ee wadanka libiya.Ninkaan ma ahan madaxwaynaha rasmiga ee liibiya.laakiin waxaa lagu magacaabaa hogaamiyaha kacaanka shacbiga ah.taas oo dalka ku qabsaday inqilaab sanadkii.1969.Kadib markii oo inqilaabay boqorkii liibiya katalinjiray ee Idiris Asanuusi.Qadaafi waxaa uu ahaa ilaa yaraantiisii mid aad u jeclaa in ay midoobaan umadaha carbeed.kadib markii uu xukunka qabsadayna waxoo badanaa isku dayay in oo mideeyo carabta oo dhan.Qadaafi waxa uu iskudayay mar badan isku dayay in dawladiisa liibiya oo lamideeyo wadamada carabta, gaar ahaan kuwa Suuriya, Suudaan, Masar, Marooko iyo Aljeeriya, mana u suutoobin in oo mideeyo.Dhanka kale, qadaafi waxoo aad u necbaa wadamada reer galbeedka, kadib markii ay reer galbeedku ku eedeeyeen in qadaafi oo kadanbeeyay falabadan oo ay kamid aheyd diyaaradii ku kor burburtay tuulada lookarbi ee woqooyiga Ingriiska iyo qaraxyo kale oo ka dhan ahaa reer galbeedka.Sidookale qadaafi waxaa lagu eedeeyay in uu caawimo siinjiray jabhada RRA ee kadagaalami jirtay woqooyiga Irland iyo jabhada (iita) ee kadagaalanta gobolka Bask ee dalka Isbania.Qadaafi waxey marar aad u badan isaga hor imaadeen reer.galbeedka gaarahaan kuwa Mareykanka oo ay aad isku necebyihiin.Qadaafi waxaa mar soo wareertay marykanka waxeyna rabeen in ee dilaan, weerarkaas waxaa ku dhintay qadaafi gabartiisa. maanta dalka liibiya waxaa ka socdo mudaaharaadyo looga soo horjeedo Qadaafi xukunkiisa, Ninkaan waxoo askartiisa ku amray in ee dilaan qof kasta oo mudaaharaad sameeyo iyo qof kasto oo ku soo xad gudubto dowladiisa, askartii diido amarkiisa neh toogasho ee ku dilaayaan,qadaafi waa nin xukunka liibiya haayay sanado 40sano ka badan, wadanka malahan baarlamaan ama xiædhibaano, Gadaafi waaxaa waardiyeeyo gabdho oo asiga dortay. gabdhaha waardiyeeyo waxaa la doortaa sandkii mar, waxoona doortaa kuwa ugu quruxda badan. sidoo kale qadaafi wuxuu ahaa nin aad iyo aad u jeclaa sidoo kale inuu mideeyo qaarada afrika laaakiin w

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. "Nuqul Archive". International Criminal Court. 11 November 2011. Waxaa laga kaydiyay the original 13 November 2016. Soo qaatay 5 December 2013.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)