Radio Gaalkacyo

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Raadiyo Gaalkacyo waa xarun Raadiyeeed oo ku taala Gaalkacyo ee wadanka Soomaaliya, waxeyna leedahay web ku qoran af-Soomaali iyo af-Ingiriis, taas oo soo deysa wararka iyo dhacdooyinka cusub, iyadoo Raadiyahaan horay loogu aqoon jiray Raadiyaha soomaalida Xorta ah ama Radio Free Somalia.

Webkooda[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]