Saldanada Isaaq

Ka Wikipedia
Saldanadda Isaaq
سلطنة الإسحاق
Magaalo madaxToon (hore)[1]
Hargeisa (danbe)
Xukunka Boqortooyo

Saldanadii Isaaq (Af Carabi: سلطنة الإسحاق) waxay ahayd boqortooyo Soomaaliyeed ee xukumi jirtay dhul balaadhan oo maanta ka tirsan dalalka Somaliland iyo Itoobiya. Saldanadii waxaa aasaasay Suldaan Guuleed Cabdi sanadkii 1750kii waxaana ka soo wareegay 9 Suldaan, suldaanka hadda xilka haya waa Suldaan Daa'uud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir.[2][3]

Xigasho[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. The Transactions of the Bombay Geographical Society 1850, Volume 9, p.133
  2. http://www.qurbejoog.com/taariikhda-beerta-suldaan-cabdilaahi-ee-hargeysa/. Soo qaatay 2021-01-09.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. . Eyre and Spottiswoode (London). 1896.  Maqan ama ebar |title= (caawin)