Shabeel

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Shabeel
mukulaashaan waxaa loogu yeeraa shabeel laakiin magac kale neh wee leedahay!

Shabeel waa mukulaal ween oo ku nool afrika iyo aasiya. shabeelka waxoo ku noolaan karaan jawi kasto. meel roob ka da'o, ama meelaha beeraha ka baxo. ama meelaha jiqda ah. Af soomaaliga shabeel waxaa lagu dhahaa mukulaal kasto oo sharaxan, inta aa ka eheen haramcadka.Shabeel waxaa af soomaali ahaan loogu yaqaanaa shabeelka ku nool dalka Hindiya iyo wadamada dariska la ah.shabeelkan aad iyo aad oo uuga weynyahay mukulaalaha kale oo ku nool afrika.Astaanta soomaaliya waxaa ku sawiran labo shabeel, laakiin ma ahan shabeelka saxda ah ee ku nool qaarada aasiya.