Libaax waa xayawaan aad u weyn kaas oo ah Boqorka Xayawaanaadka. Libaaxa kan lab waxaa loo yaqaan Aar, Tan dhedigna waxaa loo yaqaan Gool, libaaxu waa xayawaan aad u khatar ah waxaana uu noolyahay qaarada Afrika iyo Hindiya, libaaxa waxa uu cunaa Hilibka xoolaha ka dadka iyo ugaarta.