Uur Cas (shimbir)

Ka Wikipedia
Uur Cas
Individual at Laagta Naivasha, Kiiniya
Xaalad xanaaneed
Kala soocida cilmiga ah


Uur cas ama Arey  (Af Ingiriis : superb starling) Magaca sayniska (Lamprotornis superbus) waa  shimbir kamida  bahda loo yaqaan starling ee shimbiraha ka mida. Sida la wada ogyahay waxaa laga helaa   Bariga Afrika, oo ay ka mid yihiin Itoobiya, Soomaliya, Yugaandha, Kiiniya, and Tanzania.Markii hore waxaa loo yaqaanay  Spreo superbus.[2]

Tilmaan[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Waa shimbir  madax madow, baalashana cirood (lafcir) ah, calooshana casaan ka ah.Dibka hoostiisana ka cad, waa shimbir aad u qorxoon indhihiisu waxay isugu jiraan cadaan iyo madow, wuxuu cunaa miraha hilibka iyo xayrtana wuu cunaa haduu helo. waxay isugu yimaadaan raxan raxan meelaha hooska ah iyagoo aad u sheekaysta, 

Sawirro[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. Template:IUCN
  2. [1] Archived Nofeembar 12, 2008 // Wayback Machine Archived Nofeembar 12, 2008 // Wayback MachineWayback Machine.