Wabiga Togdheer

Ka Wikipedia

Webi togdheerwaxa uu dhex maraa gobolka Togdheer ee bariga Somaliland, wabigaan badanaa waa qaleel, oo waxoo u egyahay meel biyo deegaan ah, waana meel ee baabuurta dhax maraan. laakiin waxee biyaha badtaan oo dareeraan markii oo roob xoog badan ka da'o buuraha.Wabigaan waxoo ka soo bilaamaa Buuraha golis, waxoo dhaxmaraa magaalada Burco waxoona ku dhamaadaa bariga gobolka togdheer iyo woqooyiga goboka Sool.