Waxaraxir

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Waxaraxir

Waxaraxir ama Waxaraxirta waa mid kamida kooxda qoraxlayda ( Solar System ) (لمجموعة الشمسية) waxa uu u eegyahay dhulka waana kawkabka marka la eego kooxda qoraxlayda u gudhaw dhulka waxa caalami ahaan looyaqaanaa magaca (Venus) qiyaas ahaan waxa uu ku dhawyahay inta uu dhulku leegyahay. Halkan waxaad ka baran kartaa meereyaasha qoraxda

aragti guud [Wax ka bedel]