Af-Bajuuni

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Af-Baajuuni)

Af-Bajuuni waa lahjad u dhow afka Sawaaxiliga.Waxaana ku hadlo dadka bajuuniga ah. Lahjadaan waxaa looga hadlaa Jasiiradaha Jubbada Hoose ee koonfurtaSoomaaliya iyo woqooyiga dalka Kenya.