Arbaco
Jump to navigation
Jump to search
Arbaco (, ) waa maalin ka mid ah maalmaha Todobaadka , waxeyna u dhaxaysaa Talaadoda iyo Khamiista.
Arbacada waa maalinta shanaad ee todobaadka dhicana istandharka ISO 8601 waxay ka tahay maalinta sadaxaad ee usbuuca.