Isniin

Ka Wikipedia
Todobaadka
Sabti
Axad
Isniin
Talaado
Arbaco
Khamiis
Jimco

Isniin waa maalin usbuuceed, waxeyna u dhaxaysaa Axadda iyo Talaadada.

Isniin waa maalinta sadexaad ee isbuuca Islaam ahaan , waana maalinta koowaad ee isbuuca marka laga fiiro istandharka ISO 8601, waxay badanaa tahay maalinta wadama gaalada shaqada laga bilaabo.

luqada Ingiriiska waxaa lagu yiraahdaa Monday, mida Finnishakana Maanantai, Nederlanka/Holandees Maandag.

Todobada maalin ee Todaboodka[wax ka badal | wax ka badal xogta]