Khamiis
Appearance
| Todobaadka |
| Sabti |
| Axad |
| Isniin |
| Talaado |
| Arbaco |
| Khamiis |
| Jimco |
Khamiis waa maalin usbuuceed, waxeyna u dhaxaysaa Arbacada iyo Jimcaha.
Khamista waa maalinta lixaad ee usbuuca, dhicana istandharka ISO 8601 waxay ka tahay maalinta afaraad ee usbuuca.
luqada Ingiriiska waxaa laguyiraahdaa Thursday, mida Finnisgggggghakana torstai