Jimco
Jump to navigation
Jump to search
Todobaadka |
Sabti |
Axad |
Isniin |
Talaado |
Arbaco |
Khamiis |
Jimco |
Jimco waa maalin usbuuceed u dhaxayso khamiista iyo sabtiga, waana maalinta fasaxa ee umadda islaamka
Jimaca waa maalinta ugudanbeyso ee usbuuca, dhicana istandharka ISO 8601 waxay ka tahay maalinta shanaad ee usbuuca.
luqada Ingiriiska waxaa laguyiraahdaa Friday, mida Finnishakana Perjantai