U bood nuxurka

Asharaaf

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Ashraaf)
Asharaaf
الأشراف
 Somalia

 Ethiopia  Kenya

Asharaaf
Meelaha ay ku badan yihiin
Muqdisho(Shangaani),Marka,Baraawe,Qoryooley,Feer feer,Buur cukur,Beledweyne,Khalaaliyo,Wajeer,Isiolo
Sarmaan,Berdaale,Baaardheere,Jamame,Saranley,Luuq,buulo asharaaf Baqdaad, Sabca Asharaaf,faaxfaxdhuun,war gaduud, Rowlo Shariif
Asalan, Warqadey, biyooley, Baaqey, Kal iyo Kooraar
Moolmad , Aarag , Goof Gaduud
Luqada

Somali Arabic Kiswahili

Diinta

Islam, Sunni

Dadka ay dhalyo wadagaan

Soomaali, Carab

Ashraaf Xasan Waa Afar Beelood Oo waaweyn waana :

1- Beesha Reer Shariif Muxumed

2- Beesha Xasan Timo weyne

3- Reer Shariif Nuur

4- Cimraan Yacquub


Asharaaf Xuseen

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Asharaaf Xuseen Waa hal Beel Oo weyn waana: Asharaaf Bacalawi Sada, waxaana ka mid ah, Reer Sayid Axmed,Reer Shariif maqbuul,Reer Shariif Xamduun,Al Nadiir,Al baasakuut,jamalulayl,Reer xaji amiin oo ah (mahdeli),Reer Aw Xasan.



Dadka ugu Caansan Asharaaf

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Cilimaa u' diin :

1- Sheekh Yuusuf Alkowneyn [oo ah Ah Qofkii Alifey Hingaada Carabiga ]

2- Sheikh Sharif Nurow Aamiin Barkhadle {oo ahaa Caalim Diimeed oo ahaa Aasaasihii Jameecada Rowlo oo ku Caan baxday fidinta Diinta Islaamka} [1]

3- Sheekh Xuseen Baale yaale

4- Shariif Caydaruus Al nudeeri [duqii Hore Magaalada Muqdisho ]

5- Sayid murshid sayid cabdalla

6- Sheekh Cumar Faaruuq [waxa uu aha ninki qoraanka oo dhan si fasiix umada ugu turjumay luqada afka somaliga]

7- Sheekh Sharif Cabdinuur (Aabihii xadiiska).

8- Shariif Cumar Aarak Iyo Walaalkiis Cabdalle Aarak

9- Sayid Axmed sayid abdulwahid [oo ahaa ninkii qarnigii 19aad ugu cilmiga badna afrika, sida ay shegaan culimada reer Makka]

10- Sheekh Shariif macruuf Shariif Axmed

11 - Sheekh Shariif Dhawiil

12 - Sheekh Shariif Siidkey Sharif Nuurow Aamin Barkhadle

13 -Sheekh C/raxmaan Markaawi

14 -Sheekh Maxamed Haadi (AUN)

15- Sheekh Cabdiraxmaan Abaayle [oo ahaa Imaankii afaraaf Ee Imaaradii Ibeerey ee Baardheere]

16- Sheekh Ibraahim Cabdullahi Cali [oo ah qoraaga buuga (بشائر العلماء بدلائل الفقهاء)]

17-Sheekh Maxamuud Fanax

18-Sheikh Cabdiraxmaan Shariif

19-Sheikh Zakariye Shariif Xasan

20-Sheikh Maxamed Cumar

21-Sheikh Shariif Maxamed Dhuub

Siyaasiyiinta Asharaa

2.Sharif Salah mohamed Ali (xildhibaan hore)

3. Xildhibaan Shariif Maxamed C/llahi

4. Wasiir Xil. Salah Sharif Sayid Ali (Siidkey)

5. Fahad yaasiin xaaji daahir

6. Xildhibaan Shariif Mustafa

7. Xildhibaan Axmed weli

8. Wasiir Cabdiraxmaan Shariif Xuseen

9.Wasiir Maxamed Shariif Carmo

10- Wasiir Faarax Sheikh Cabdiqaadir (Wasiirka Waxbarashada dowlada Federalka )

11. Wasiir Maxamed Shariif Isxaaq

12. Safia Ba-alawi (Gud. Deg. Shangani ee gobolka Banadir)

Fanaaniinta Asharaaf

  1. Shaadiyo Sharaf
  2. Hani Uk(fanaan)

3. Doni B(fanaan)

4. Najma Nuura (fanaan)

5. Axmed Sharif Killer (fanaan)

6. Sharif Bastow(fanaan)

7-Idil Ayruush (fanaan)

8-Nimco Liina (Fanaan)

9- Mukhtaar sooshiyaal (Fanaan)

10-Mahdi shariif Macruuf (Fanaan)

11- Aadan Onkod (fanaan)

12- king Khalid (Fanaan)

  1. Culimaaudiinka
  2. Shariif Hassan Adan Mohmed (Mamulka masjad al_suna)