Ayaa sofiya

Ka Wikipedia

Ayaa sofiya ama jaamica ayaa soofiya waa masaajid ku yaalo dalka turkiya, wuxuu horay u ahaan jiray waagii imbiraadooriada birizanda kaniisad weyn oo laga hogaamiyo kirishtaanka ortodokiska, cusmaaniyiinta ayaa u badaleen masjid lagu tukado ka dib furashada qusdandiiniya 1453dii, markii uu ka hana qaaday dalka turkiya nadaamka Jamhuuriyada ee calmaaniga ah waxaa loo badalay ayaa sofiya matxaf lagu keydiyo walxaha taariikhiga ah. Sanadkii 2020 ayuu madaxweyne ordugaan ku soo celiyay masaajid, arintaas oo ka wada farxisay dhamaan muslimiinta caalamka.

Aya soofiya