Bannaan

Ka Wikipedia
Ban ku yaala Venezuela

Banaan (Af Ingiriis : Plain; Af Carabi : ar‎) Juqraafi ahaan waa dhul bedeed ballaaran ee hooseeya fitsan si guud ahaan aan dhaafi karin 200 mitir. Banaanadu waxay ku wanaagsantahay beerashada Isu socodka ka fogaanta Buuraha iyo Dullal. Banaanadu waxay ka dhasheen dhulgariiro iyo burkaan ku dhacday Dhulka. Aragti ahaan waxaa lagu arkaa dhulka oonleeyda ah ama buuraha ku dhow ama dhulka sare ee ku dhow Burkaan iyo dhulgariir, Badanaa waxay u badantahay Banaanada meelaha ku dhowdhow xeebaha ama webiyada.



Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]