Basli (midab)

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Basli)
Kani waa maqaal ku saabsan midabka basliga.
Ha ku khaldin midabka "basali" iyo "baxri".
BasliHow to read this color infobox
About these coordinates     Midab Xidhiidhiye
Qoraalka midabka#FF00FF
sRGBB  (cscgbl)(255, 0, 255)
CMYKH   (bx, bs, h, m)(0, 100, 0, 0)
HSV       (m, j, c)(300°, 100%, 100%)
SourceCSS Color Module Level 3
B: Lagu hagaajiyey [0–255] (byte)
H: Lagu hagaajiyey [0–100] (boqol)

Basli (Af Ingiriis : Magenta; Af Carabi : ar‎) waa midab ka samaysan iskudhafka (iskudarka) labo midab oo kala casaan iyo buni,[1] ama casuus iyo casaan jaamud ah.[2] Marka laga fiiriyo muraayada (dhalada) Kumbuyuutarka, waxaa midabkan laga sameeyaa iskudarka buluuga iyo casaanka.[3]

Iskudarka midabada

Marka la iskudhex daro sadexda midab ee Casaanka, Cagaarka iyo Buluuga ayaa sameeya midabo badan kuwaasi oo ka mid yahay midabkan basliga ah. Samayskaas dhexdiisa waxaa midabka basliga laga helaa buluuga iyo casaanka dhexdooda. Sidoo kale waxaa midabkan lagu helaa marka la kala goynayo (jarayo) midabada ayadoo la isticmaalayo habka afka qalaad lagu yidhaahdo 'CMYK color model, taasi oo midabkani ka soo dhex baxo cagaar, huruuda iyo madoowga.

Guud ahaan midabka basliga ah waxaa markii ugu horeeysay laga dhex helay iskudar midabo badan uu samaynayay saynisyahan Faransiis haa sanadkii 1859kii.


Muuqaalka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Iskudarka Midabada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Noolaha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Ubaxa iyo Dhirta[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Midabo Kale[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. Webster's New World Dictionary of the American Language (1964)
  2. definition of magenta Archived Diseembar 8, 2015 // Wayback Machine in Oxford dictionary (American English) (US)
  3. Christine E. Barnes (1 February 2011). C&T Publishing Inc. ISBN 9781607051664 http://books.google.com/books?id=23rNl2hwk3AC&pg=PA18#v=onepage&q=magenta%20red%20violet%20color%20theory&f=false. Soo qaatay 27 July 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: