Category:Midab

Ka Wikipedia

Midab (Af Ingiriis : color; Af Carabi : ar‎) waa muuqaalka shey ama walax leedahay. Waxaa jira noocyo badan oo midabo ah kuwaasi oo laga sameeyo iskudarka midabada aasaasiga, kuwaasi waxaa ka mid ah: Casaan, Cagaar, Madow, Baluug, Huruud, buni, basli, baxri, cowlaan, cowl iyo kuwo kale oo badan. Wax kasto oo aduunka yaalo waxoo leeyahay midab, inta aa ka eheen biyaha oo wax wax kaladha lahayn.

Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Bogagga ku jira qeybta "Midab"

waxaa meeshaan ku jira 15 oo maqaallo ah waxeena ku jiraan qeybtaan, waana 15 gud ahaan.