Baxri

Ka Wikipedia
Kani waa maqaal ku saabsan midabka baxriga.
Ha ku khaldin midabka "basliga".
BaxriHow to read this color infobox
Xidhiidhka Midabada
Dherer490–520 nm
Xawaare610–575 THz
Common connotations
biyo[1][2][3]
About these coordinates     Midab Xidhiidhiye
Qoraalka midabka#00FFFF
sRGBB  (cscgbl)(0, 255, 255)
CMYKH   (bx, bs, h, m)(100, 0, 0, 0)
HSV       (m, j, c)(180°, 100%, 100%)
SourceCSS Color Module Level 3
B: Lagu hagaajiyey [0–255] (byte)
H: Lagu hagaajiyey [0–100] (boqol)


Baxri (Af Ingiriis : Cyan; Af Carabi : ar‎) waa midab cagaar-cirdhow xiga ah.[4][5][6]

Iskudarka midabada

Marka la iskudhex daro sadexda midab ee Casaanka, Cagaarka iyo cirdhowa ayaa sameeya midabo badan kuwaasi oo ka mid yahay midabkan baxriga ah. Samayskaas dhexdiisa waxaa midabka baxriga laga helaa cirdhow iyo cagaarka dhexdooda. Sidoo kale waxaa midabkan lagu helaa marka la kala goynayo (jarayo) midabada ayadoo la isticmaalayo habka afka qalaad lagu yidhaahdo 'CMYK color model, taasi oo midabkani ka soo dhex baxo cagaar, madoow iyo cirdhow.

Si kastaba ha ahaatee, waa la isku raacay in midabkan la isticmaali jirey tan iyo wakhtiyo aad u horeeyay; waxaana la sheegaa in wakhtigii Boqortooyadii Faraaciyiinta dhulka Masar la isticmaali jirey midabkan baxriga ah.[7][8]

Guud ahaan, midabkan waxaa lagu isticmaalo meelo badan; waxaa ka mid ah qalabka wax lagu daabaco (printer), Kumbuyuutarka, Telefishinka, diiradaha wax lagu sifeeyo iyo meelo kale. Waxyaabaha ugu cajiibsan ee midabkan waxaa ka mid ah, markuu la falgalo (lagu daro) midabka casaanka waxaa meeshii madoowga ahayd isku bedeshaa cadaan.[9]


Muuqaalka[wax ka badal | wax ka badal xogta]


Midabo Kale[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]


  1. . Lexico Publishing Corp. http://dictionary.reference.com/browse/cyan. Soo qaatay 2007-11-22.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. Oxford English Dictionary
  3. Khalifa, Rashad (trans). http://www.masjidtucson.org/quran/noframes/ch76.html#21. Soo qaatay 2007-11-30.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. http://dictionary.reference.com/browse/cyan. Soo qaatay 30 September 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  5. http://www.merriam-webster.com/dictionary/cyan. Soo qaatay 30 September 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  6. Shorter Oxford English Dictionary, 5th Edition, Oxford University Press, 2002.
  7. http://www.etymonline.com/index.php?term=cyan. Soo qaatay 30 September 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  8. http://www.perseus.tufts.edu/hopper/text?doc=Perseus%3Atext%3A1999.04.0057%3Aentry%3Dku%2Fanos. Soo qaatay 30 September 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  9. Andrew Zimmerman Jones. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 3 Bisha Koobaad 2012. Soo qaatay 30 September 2014.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: