Basali

Ka Wikipedia
Kani waa maqaal ku saabsan midabka basaliga. Haku khaldin boga Basal
BasaliHow to read this color infobox
About these coordinates     Midab Xidhiidhiye
Qoraalka midabka#FFC0DB
sRGBB  (cscgbl)(255, 203, 219)
CMYKH   (bx, bs, h, m)(0, 20, 14, 0)
HSV       (m, j, c)(341.5°, 20.4%, 100%)
SourceHTML/CSS[1]
B: Lagu hagaajiyey [0–255] (byte)
H: Lagu hagaajiyey [0–100] (boqol)

Basali (Af Ingiriis : Pink; Af Carabi : ar‎) waa midab casaan badhxan ah, kaasi oo inta badan lagu arko ubaxa.[2][3] Midabka basaliga ah wuxuu magaciisa ka helay khudaarta basasha oo u midab eg yahay. Sida lagu ogaaday macluumaad bulshada ah oo lagu sameeyay wadano badan ooy ka mid yihiin qaarada Afrika, Ameerika iyo Yurub midabka buniga ah waxaa inta ugu badan uu astaan u yahay jacaylka, quruxda, ixtiraamka, caashaqa, dareenka, tixgalinta, macaanida, ilmonimada, dumarnimada iyo xubiga saa'idka ah. Waxaana inta ugu badan isticmaala ama dhar ka tosha dumarka da'da dhexe ah (15 sano ilaa 45 sano). Marka lagu daro midabka madoowga ama buniga waxay ka turjumeeysaa ayay dad badani yidhaahdeen shukaansi iyo haasaawe.[4]

Midabka basaliga ah waxaa markii ugu horeeysay la isticmaalay qarnigii 17aad.[5]

Muuqaal[wax ka badal | wax ka badal xogta]


Midabo Kale[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. . W3.org http://www.w3.org/TR/css3-color/#html4. Soo qaatay 2010-09-11.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. Shorter Oxford English Dictionary, 5th Edition, Oxford University Press.
  3. Webster New World Dictionary, Third College Edition: "Any of a genus (Dianthus) of annual and perennial plants of the pink family with white, pink or red flowers.; its pale red color."
  4. Heller, Eva: Psychologie de la couleur – effets et symboliques, pp. 179-184
  5. "pink, n.⁵ and adj.²", Oxford English Dictionary Online
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: