Cowl (midab)

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Cowl)
Jump to navigation Jump to search
Kani waa maqaal ku saabsan midabka cowlka. Haku khaldin midabka kale cowlaan iyo xayawaanka cawl
Grey/GrayHow to read this color infobox
Color icon gray v2.svg
About these coordinates     Midab Xidhiidhiye
Qoraalka midabka #808080
sRGBB  (cscgbl) (128, 128, 128)
CMYKH   (bx, bs, h, m) (0, 0, 0, 50)
HSV       (m, j, c) (--°, 0%, 50%)
Source HTML/CSS[1]
B: Lagu hagaajiyey [0–255] (byte)
H: Lagu hagaajiyey [0–100] (boqol)

Cowl, Cowli (Af-Ingiriis: Grey; Af-Carabi: رمادي) waa midab fudud oo u dhaxeeya madoowga iyo cadaanka. Midabkan waxaa lagu tilmaamaa dhexdhexaad, taasi oo macnaheedu yahay waa midab "bilaa midab ah".[2] Waa midabka daruuraha cirka, dambaska iyo curiyaha liidhka.[3] Sida lagu sheegay taariikhda midabada, midabka cowliga waxaa markii ugu horeeysay la isticmaali jirey sanadkii 700 C.D (Ciise Dabadii).[4][5]


Muuqaalka[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Noocyo Badan[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Midabka Cowlka Dabiici[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Midabo Kale[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  1. W3C TR CSS3 Color Module, HTML4 color keywords Template:WebCite
  2. Webster's New World Dictionary of the American Language, Third College Edition.
  3. Shorter Oxford English Dictionary, 5th edition, 2002.
  4. Maerz and Paul A Dictionary of Color New York:1930 McGraw-Hill Page 196
  5. Marianne Celce-Murcia, Donna Brinton, and Janet M. Goodwin (1996). Teaching pronunciation: a reference for teachers of English to speakers of other languages. Cambridge University Press. p. 282. ISBN 978-0-521-40694-9. http://books.google.com/books?id=twC-H4a8VcYC&pg=PA282. 
Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: