Template talk:Midab

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Salaan Abshir dheere, sxb isbedelka aad ku samaysan templatekan wuxuu saameyn ku yeeshan dhamaan bogaga ku xidhnaa template-ka midab. Sidaan ku ogaa markii hore waxaa soo muuqdey shax ay ku jiraan dhamaan midabada laakiin hada waxaa soo baxaya kaliya {{{2}}}. Fadlan dib u habayn ku samee ama dib ugu noqo nidaambkii hore ee template:midab.
Mahadsanid, Ismail4all (talk) 03:32, 6 Febraayo 2016 (UTC)[reply]