Beerta Rays

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Beerta Rays
Rays garden
Rays garden.jpg
Beerta Rays.
Meesha ku taalo
Wadanka  Somalia
Meesha Boosaaso
Macluumaad kale
La furay 2017
Gacanta ku haya Wasaaradda Duurjoogta, Dalxiiska iyo Isbeddelka Cimilada
Muga 2,400 Square kilometre

Beerta Rays Waxay ku taalaa Magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari Puntland, Soomaaliya. Waa goob nasniino oo laga heli karo adeegyo kala duwan, cuntooyin, hoolalka Shirarka iyo aroosyada iyo deegaan qurux badan oo indhaha u wanaagsan.

Sanadkii 2017 ayaa si rasmi ah Beerta Rays waxaa Xariga Si wada jir ah uga jaray Xurmadle Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin Iyo Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Rays waxay ka mid tahay meelaha ugu quruxda badan ee loo Nasashada tago Magaaalada Boosaaso. Inta badan waxay beertu marti gelisaa Shirarka waaweyn, kulamada aqoon is-weydaarsiga (Seminars), bandhigyada, iyo munaasabadaha aroosyada, meherka, dhalashada iyo kuwa la midka ah.

Cuntooyinka[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Waxaad ka heleysaa cunooyin nadiif ah, oo tayo wanaagsan leh, cabitaano diyaarsan kulayl iyo qaboow, Waxaadna heleysaa goobo si khaas ah (special) aad ugu cuntayn karto.

Jirdhiska (GYM) Iyo Garoomada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Waxaa heli kartaa xarunta jir dhiska oo casri qalab casri ah yaalo. Garoomo lagu ciyaaro kubadda cagta, orodada iyo ciyaaraha jimicsiga.

Guuf ahaan waxaa laga heli karaa Beerta jewi degan oo cidkasta nasniino gelinaya.

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

[1]

  1. https://www.daljir.com › ugaas-xasa... Web results Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin oo Madaxweyne Farmaajo qado-sharaf u ...