Bing

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Bing
Bing logo
Cinwaanka www.bing.com
Gabaygu Bing ku shaqeyso. (2012)
Raadi oo go'aami (2009)
Ganacsi? Yes
Nooca site Bar Wax Raadin
Diiwaan-gelin Ikhtiyaar (Ciwaan Microsoft)
Diyaar ku ah 40 luuqadood
Written in ASP.NET[1]
Mulkiilaha Microsoft
Farsamada Microsoft
La bilaabay isticmaalka  1, 2009; 8 sanadood ka hor (2009-06-01)
Alexa garaado negative increase 27 (July 2015)[2]
Hada Shaqeyneysa
Kani waa maqaal ku saabsan barta waxraadinta internetka ee Shirkada Microsoft.

Bing (wakhtiyadii hore loo yaqaanay Live Search, Windows Live Search, iyo MSN Search) waa Bar Wax Raadin (midaasi oo lagu xayeeysiiyo ineey tahay "bar raadin go'aan qaadan karta"[3]) leedahay shirkada caanka ah ee Microsoft.

Bing waxaa si shaaric ah ugu dhawaaqay madaxa sare ee Microsoft Steve Ballmer bishii Maay0 28, 2009.[4][5][6]

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  1. Roger Chapman. "Top 40 Website Programming Languages". roadchap.com. Retrieved September 6, 2011. 
  2. "Bing.com Site Info". Alexa Internet. Retrieved 2015-07-25. 
  3. "Welcome to Discover Bing". Discover Bing. Retrieved 16 January 2010. 
  4. "Microsoft's New Search at Bing.com Helps People Make Better Decisions: Decision Engine goes beyond search to help customers deal with information overload". Microsoft. Retrieved 29 May 2009. 
  5. "Microsoft Bing rides open source to semantic search". The Register. Retrieved 2010-01-01. 
  6. "Microsoft to Acquire Powerset". Bing. Retrieved 1 January 2010.