Jump to content

CMA CGM- Marcabka-shirkadka

43°18′54″N 5°21′58″E / 43.314892°N 5.366006°E / 43.314892; 5.366006

CMA CGM
CMA CGM Opal berthed in Fremantle, Australia, in November 2015
Société Anonyme
ShirkadaContainerization
La aasaasay1978; 48 sano ka hor (1978)
AasaasahaJacques Saadé
Xarunta,
Tirada xarumaha
755 xafiisas/wakiilal
Meelaha loo adeegsaday
Aduunka oo dhan
Dadka muhiimka ah
Gudoomiyaha Jacques R. Saadé Group & CEO Rodolphe Saadé
AlaabtaDhiifinta konteenarada
DakhligaIncrease $30,3 billion (2019)
Dhamaan hantidaIncrease $20.32 billion (2018)
Tirada inta ka shaqeeso
110,000
kaabayaashaLiiska kaabayaasha
Websitewww.cma-cgm.com
Footnotes / references
[1][2]
marcabka franciska macduwan,baadca dunida

CMA CGM S.A. waa shirkad faransiis oo qaada oona dhoofisa konteenarada.[3] Waa koox hoggaamisa maraakiibta adduunka oo dhan,[4] iyadoo adeegsaneeso 200 oo wadooyinka maraakiibta ah inta u dhaxaysa 420 dekedood oo ku kala yaal 150 waddan oo kala duwan[5], waxay ku jirtaa darajada afaraad oo ka dambeysa Maersk Line, MSC iyo Khadadka Maraakiibta COSCO.[6]. Xarunteeda waxay ku taalaa degmada Marseille ee faransiiska, [7] xarunteeda waqooyiga Mareykankana waxay ku taal degmada Norfolk, Virginia, Mareykanka. France












Category:faransiiska]]

  1. "About Us". CMA CGM.
  2. "Consolidated Financial Statements" (PDF). CMA CGM.
  3. Nouvelle, L'Usine (9 February 2017). "Rodolphe Saadé, nouveau directeur général de CMA CGM - L'Usine Aéro".
  4. "CMA CGM Shipping Group - Merchant Marine & Maritime Careers". www.edumaritime.net.
  5. "CMA CGM website".
  6. "Alphaliner TOP 100". 5 January 2019.
  7. "Contact." GMA CGM. Retrieved on 22 September 2011. "CMA CGM Marseille Head Office 4, quai d'Arenc 13235 Marseille cedex 02 France "