Caabir

Ka Wikipedia

caabir ama aybir waa caabir bin shaalikh bin arfakshad bin saam bin nuux calyhi salaam

caabir baa dhalay labo wiil oo kala ahaa qaxdaan iyo faalikh

qaxdaan ayaa sii dhalay carabta asalka ah wiilkiisy waa yacrub, 

tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]