Caajis

Ka Wikipedia
Qof oo caajis qabo

Caajis (Af Ingiriis : tiredness, Af Carabi : ar‎) (Saynis ahaan loo yaqaano Fatigue) waa dareen jidhka dadka iyo xayawaanka haleela taasi oo la xidhiidha daciifnimo iyo awood la'aan.[1]

Daalka ayaa ka turjumaya xaalad hawl la'aaneed ee qofka haysata ama daal xaa murqaha qofka hawl uu qabtay awgeed, waxaa suura gal ah daalku inuu ahaado mid jireed ama mid maskaxeed, caajiska iyo daalka qofka ayaa lagu sifeeyaa inuu yahay walax qabashadood oo loo kici waayo iyadoo ay jirto awoodii lagu qaban lahaa, saamaytiisa ayaana u badan markii cadaadiska xaga shaqada ahi uu bato,[2][3]

Caajiska xaga maskaxda ayaa isma ka yimaada daal xaga maskaxda ah, oo ka yimaada soo jeed badan ama hurdo yari, waxaa kaloo keena xanuun soo haya qofka , caajiskaas ayaa wata lulmo ama gamaayo qofka la dhacdhaco,[4]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]